Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan kasoo saartay ninkii u gafay Nabigeena (NNKH)

Date:

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay arrinta ku aadan nin lagu magacaabo C/wali Cali Cilmi, kaasi oo  soo bandhigay sawirka Nin kale oo uu ku sheegay in uu yahay Nabigeena Maxamed NNKH.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa akhriyey bayaanka Hay’adda ay soo saartay, isagoo sheegay in ninkaas uu ka baxay Diinta islaamka, waxaana uu xusay in meel uu kaga dhacay karaamadii Nabigeena CSW, shariciga in la horkeeno ayuuna Dowladda codsaday.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taliska CXD oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saakay ee magaalada Baydhabo

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Saddexdii Xubnood ee Ka Dhimanaa Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyey liiska saddexda (3) xubnood...

Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Gaashaandhigga Ruushka

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar...

Soomaaliya oo Taageero U Muujisay Kuwait Kadib Weeraradii Gantaalka Iyo Diyaaradaha Drones-ka

War-Saxaafadeed. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay muujineysaa garab istaag buuxa oo...