Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka oo ka shiray qodobo ay kamid yihiin Xildhibaanada safra wargalin laโ€™aan Guddoonka ah.

Date:

Kulankaan oo ahaa kii ย 12-aad ee Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Federaalka ah ee Soomaaliya ย ay yeeshaan, ayaa waxaa looga hadlay Guntanka Kullamada guud ee Golaha Shacabka , Xildhibaanada ka qeyb gala Shirarka iyo Siminaarada aan Gudoonka la socon iyagana aan warbixin laga helin iyo sidoo kale safarada Xildhibinaada raaca wafuuda ee aan guddoonka la socon.

kulanka oo uu sidoo kale ku sugnaa Gudoomiye ku xiggeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaaย  markii uu soo gaba gaboobay ka dib la hadlay Warbaahinta Qaranka Xildhibaan Sharmaโ€™arke Garaad Saleemaan Buraale oo ah Habdhowraha golaha Shacabka Soomaaliyeed, isagoo sharaxaad ka bixiyey Qodobadii kasoo baxay kulankaasi.


Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale