Mudanayaasha Aqalka sare oo u codeeyey in dib loo dhigo Ajandihii ku saabsanaa arrintii Qalbi Dhagax

Date:

Mudanayaasha  aqalka  sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa oo maanta kulan ku yeeshey magaalada Muqdisho ayaa waxaay go’aamiyeen in dib loo dhigo Ajandihii ku saabsanaa arrinta Qalbi Dhagax.

Fadhiga oo uu shir Guddoominayay Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa waxaa aar kamid ah xildhibaanadu ay horgeeyeen dalab ah in dib loo dhigo arrintaasi,iyadoo guddoonka uu cod geliyay.

Waxaa ogolaatay in dib loo dhigo Ajandahaasi, 21 mudane, 11 kale waa ay diideen, halka 4 kale ay ka aamusee.

Guddomiyaha Aqalka sare mudane Cabdi Xaashi C/llaahi oo coddeynta ka dib hadlay ayaa sheegay in dib loo dhogo maadaama xildhibaanadu ay codkoodi uu u batay dib u dhigista.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kula la qaatay Duqa Magaalada Seattle ee dalka Mareykanka

Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho Mudane Amb. Maxamed Cali...

Wasiirka Warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goob dalxiis oo ku taalla degmada Kaxda

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax-dhigay Dib-u-dhiska Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo magacaabay Golaha Wasiirrada maamulkaas

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan...