Maleeshiyada Al shabaab oo laga saaray degmada Balad-Xaawo

Date:

Aragagaxisada Al shabaab ayaa laga saaray Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo oo saaka ay kula dagaalameen Ciidamada Daraawiishta Jubbaland sida Wakaalada Wararka SONNA ay u xaqiijiyeen dadka deegaanka.

Maleeshiyada Aragagaxisada Al shabaab ayaa saaka gudaha u galay Baladxaawo, waxaana Madaafiic ay ku rideen goobo ay ku sugan yihiiin dad rayid ah oo waxyeelo ay ka soo gaartay, iyagoo Sidoo kale guryahooda ku dhex dilay Labo wiil oo dhalinyaro ah.

Jawiga Magaalada Baladxaawo ayaa hada degan, wixii warar ah ee soo kordha goordhow ayaan idin soo gudbin doonaa.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo maanta la dhaariyay

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed...

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhambaal tacsi ah gaarsiiyey Amiirka Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo...

Shir looga hadlayay Tayada iyo Horumarinta Biyaha sifeysan oo Xarunta Gobolka Banaadir lagu qabtay

Mas'uuliyiinta Sheybaarka Gobolka Banaadir Ayaa Kulanka Ku soo bandhigay...