Booliska Mareykanka oo toogtay Muwaadin Soomaaliyeed.

Date:

Ciidamada Booliska dalka Mareykanka ayaa la xaqiijiyay in ay toogteen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa Soomaalida kunool dalka Mareykanka.

Soomaalida kunool dalka Mareykanka ayaa sheegay in ninkaasi ay ciidamada Ammaanka ay isku dhaceen ka dibna ay toogteen.

Ninka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Xuseen Xasan, waxaana la sheegay in uu ka mid ahaa Soomaalida kunool Gobolka Washinton.

Falkaan ayaa ahaa Mid aad looga Naxo, Maadaama wararka Qaar ay sheegayaan in ninkaasi uu ahaa Shaqsi dhimirka looga jiray.

Ciidamada Booliska dalka Mareykanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Askarigii dilkaasi geystay, islamarkaana ay baaris ku waddaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo Beijing kaga qaybgashay shir looga hadlaya diyaar-garowga iyo ka-hortagga masiibooyinka

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta ka furmay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay dabaal-daga 1-da Luuliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka...

Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo

Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu...