Wasiirka Waxbarashada Dowladda Soomaaliya oo shaaciyey in ay heleen Deeqo Waxbarasho

Date:

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay heleen Minxooyin Faro badan.

Wasiirka ayaa sheegay in Minxooyin Badan ay ka heleen Dalka aan Walaalaha nahay ee Suudaan waxaana uu sheegay in ay Si wanaagsan oo cadaalad ah ay u bixin doonaan.

Wasiirka ayaa sidoo kale shaaciyey in ay sugayaan Deeqo Waxbarasho oo kale oo leh heerar kala duwan  oo aan ka heleyno Dowladda Itoobiya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

Waxaa la xaqiijiyay dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka tacsiyeeysay dhibaatadii ka dhacday dalka Aljeeriya

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...