Golaha wasiirada XFS oo ansixiyay hainti dhowraha guud ee Qaranka

Date:

Golaha wasiirada XFS ayaa ansixiyay hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Cali ayagoo sidoo kale meel mariyay sharciyada biyaha caafimaadka iyo waxbarashada.

Kadib kulankii Khamiis laha ahaa oo ay maanta yeesheen Golaha wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlayay dardargelinta howlaha horyaala Xukuumadda gaar ahaan sharciyada muhiimka ah ee horyaala Golaha.

Intii kulanka uu socday ayaa waxay Golaha wasiirada Dowladda Soomaaliya  ay ansixiyay hanti dhowraha guud ee Qaranka Maxamed Cali ayagoo sidoo kale meel mariyay sharciyada biyaha caafimaadka iyo waxbarashada.

Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo jeediyay Hanti dhowraha guud ee Qaranka Max’ed Cali kaasi oo marki dambe oo ay meel mariyeen Golaha wasiirada

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...