Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Warar goor dhow ina soo gaaray ayaa sheegaya in qarax ka dhashey gaari laga soo buuxiyay walxaha qarx islamarkaana sbaababay qasaare dhimasho iyo dhaawac  uu ka dhacay meel u dhow saldhiga Degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho.

Sida uu ku soo waramayo wariyaheena Ismaaciil Muqtaar Cumar oo goobta ku sugan”, inta la ogyahay 4 qof ayaa ku dhimatay qarxaasi ayadoo ay ku dhaawacmeen ilaa 10 qof, waxaana gaariga uu qarxay xili uu marayay wadada Maka Almukaramah.

oo dhaawacyadoodi la xaqiijiyay ayadoo sidoo kale ay jiraan dad ku dhintay qaraxaasi wallow aan tiradooda la xaqiijin weli.

Goobtaasi waxaa gaaray mas’uuliyiin iyo saraakiil katirsan dowladda Soomaaliya, waxaana durba bilowday howlgalo ay wadaan ciidamada amaanka ee halkaasi gaaray.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiye Dr. Maryan Qasim oo kulan la yeelatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Dr. Maryan...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta keydka Daawada

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka sare ee Afrika iyo Faransiiska ee ka dhacaya Nairobi

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Baarlamaanka Carabta oo cambareeyay markab shidaal iyo badmaaxiin u dhashay Masar oo la afduubtay

Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta, Maxamed bin Axmed Al Yamaaxi, ayaa...