Wasaaradda Amniga ayaa ka hadashay sababta loo xiray wadooyinka Magaaladda Muqdisho

Date:

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay sababta ka danbeyso xiritaanka qaar ka mid ah jidcadayaasha Magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa sheegay in wadooyinkaas loo xiray kaliya howlgalo socdo iyadoo la doonayo in aysan wadooyinkaas ku baxsan dhagar qabayaasha dhibka u geysanayo shacabka Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa shacabka ka codsaday in dulqaad Muujiyaan asaga oo balan qaaday in muddo yar ay kusoo gabagabeyn doonaan Howlgalka ay wadaan isla markaana ay dib u wada furi doonaan wadooyinka howlgalka loo xiray shacabkana war ay ku farxaan soo gaarsiin doonaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi oo Martigelisay kulan Afur ah

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay Cashadii...

Mareykanka iyo Israa’iil oo duqeymo ka geystay Iiraan

Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka...

Türkiye oo dadaal dhexdhexaadin ah ka wadda xiisadda Pakistan iyo Afghanistan

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye, Hakan Fidan, ayaa Jimcihii...

Degmada Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan.

Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa...