Banaanbax lagu taageerayo dowladda oo ka dhacaya Muqdisho.

Date:

Waxaa maanta lagu waddaa in Magaalada Muqdisho lagu qabto Banaanbax uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir.

Banaanbaxaan ayaa waxaa lagu taageeraya 100-kii maalmood ee ay shaqeynaysay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed.

Waxaa lagu waddaa Banaabaxaasi in ay ka qeyb galaan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale maamulka gobolka Banaadir.

Banaanbaxaan ayaa waxaa lagu qaban doonaa garoonka Banaadir Studium ee  degmada Cabdicasiis.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo ka qaybgalay xuska 15 guurada dib u curashada xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Muqdisho Kulan kula Qaatay Duqa Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Beijing Kaga Hadlay Horumarinta iyo Casriyeynta Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...