Wasaaradda Arimaha Guddaaha oo sheegtay in ay muhiim tahay in la qorsheeyo doorashada 2020.

Date:

Wasaaradda Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa sheegtay in loo baahanyahay in laga heshiiyo qaabkii wax loo dooran lahaa Sanadka 2020.

Xoghayaha Jooogtada ah ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Prof Yaxye Cali Ibraahim ayaa xusay in doorashooyinkii hore ee dhacay ay ahaayeen kuwa ku dhacay qaabab kala duwan waxa uuna xusay in ay muhiim tahay in la qorsheeyo doorashadda Soo Socoto.

Prof Yaxye Cali Ibraahim ayaa si gaar ah hoosta uga xariiqan in il gooni ah loo yeesho meealaha aysan maamuladooda dhameys tirneyn isaga sheegay in ay muhiim tahay in loo dajiyo qorsho cad oo lagu wajihi doono doorashadda 2020.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa...

Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda WFP

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan...

Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Kismaayo oo u gudubtay wareegga 3-aad ee Tartan cilmiyeedka Ramadaan

Degmada Kismaayo oo ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa u...