Guddoomiyaha guddiga shaqaalaha rayidka ah oo Baydhabo gaaray

Date:

Guddiga qaranka shaqalaha rayidka ee dowladda ayaa bilaabay xoojinta habka wada shaqaynta guddiyada shaqalaha ee maamul gobaleedyada sidii fursado shaqo loogu heli lahaa dhalinyada baaga muundada ama shaqo la’aanta  ku ah dalka iyo kuwa badaha ku baaba’aya.

Guddiga qaranka ee shaqalaha rayidka, ayaa ka bilaabey dhammaan maamul gobaledyada dalka in ay kormeer ku tagayaan iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta  gudiyada mamul goboleedyada iyo guddiga qaranka shaqalaha rayidka.

Guddiga ayaa safarkoodi ugu horeeyey waxay ay ku tageen Maamul gobeledka koofurgalbeed, ayagoo halkaas kula kulmey shaqalaha iyo Guddiga waxay sidoo kale kala saxiixdeen isafgarad qaabka la isku dhaafsan lahaa khibradda iyo horumarinta arrimaha shaqaalaha.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...