AUN wariye MM Macalim oo maanta geeriyooday

Date:

Allaha u naxariistee waxaa maanta isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday wariye Maxamed Maxamuud Macalim ( MM Macalim) oo kamid ahaa shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Soomaaliya.

Wariye MM Macalim ayaa muddooyinkii dambe ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho hase ahaatee dhowaan ayaa loo qaaday dalka Kenya si halkaas loogu soo daweeyo, isagoona maanta ku geeriyooday isbitaalkii lagu dabiibeyay.

Allaha u naxariistee, wariye MM Macalim ayaa kamid ahaa rug cadaayaasha saxaafadeed ee ย fara ku tiriska ah oo ka harayย  wariyeyaashii hore ee Radio Muqidsho oo sanadahan dambe ka howlgalayay warbaahinta dowladda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...