Aas-Qaran oo loo sameeyey Wasiirkii Howlaha Guud Xildhibaan Cabaas Siraaji

Date:

Allaha u naxriistee waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu aasay Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho.

ย Aaska Marxuumka waxaa ka qaybgalay Qaar ka mid ah Madaxda Qaranka oo uu ka mid yahay R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka, Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale.

Madaxda Qaranka ayaa Alle uga baryay inuu Naxariistii Jano uu siiyo marxuum Cabaas Siraaji oo ahaa Wasiirkii Howlaha Guud, Waxaana sidoo kale Madaxda Qaranka ay Tacsi u direen Qoyska marxuumka iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...