Wasiirka Warfaafinta oo tababar u furay qaar kamid ah Wariyeyaasha Muqdisho

Date:

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan “Yariisow” ayaa maanta magaalada Muqdisho tababar uga furay qaar kamid ah Warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa tababarka u furay ku dhowaad 30 saxafi oo ka shaqeeya warbaahinta ku taala gobolka Benaadir, iyada oo tababarka ay ku qaadan doonaan casharo la xiriira anshaxa iyo qaabka looga shaqeeyo wadamada lamidka ah Soomaaliya.

Wasiirka ayaa hadal kooban ka jeediyey furitaanka tababarka, waxaana uu dardaaran u jeediyey wariyeyaasha loo furay tababarka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda oo kormeer ku sameeyay Ciidamo loo diyaariyay Xuska Todobaadka Xorriyadda

Guddiga Qaranka ee Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada, oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Kulan la Qaatay Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Qadar

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo war kasoo saartay duqaymo laga fuliyay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa...