Shirka Wasiirada Beeraha Jaamacadda Carabta oo maanta ka furmaya Khartoum

Date:

Wasiirka wasaaradda Beeraha ee dowaladda fadaraalka ee Soomaaliya  Md: Saciid Xuseen Ciid iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho shaqo ku tagay dalka Suudaan, isagoo halkaasi kaga qayb galaya shirka Wasiirada Beeraha ee Jaamacadda Carabta.

Wafdigaan ka socda Wasaaradda Beeraha ee Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ee Khartoum ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Suudaan iyo Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi, Maxamed Cabdullahi Ugaas.

Shirka wasiirada Beeraha ee Jaamacadda carabta  ayaa lagu wadaa in uu ka furmo maanta magaalada Khartoum, waxaana qorshuhu yahay in lagu doorta guddoomiyaha guddiga Beeraha ee Jaamacadda Carabta.

W/D Yuusuf kashmiir-(Kartoum)

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...