Danjire Xuseen Xaaji Axmed oo la kulmay wasiirka arimaha gudaha ee Koonfurn Sudan

Date:

Danjiraha dowlada Soomaaliya ee wadanka Koonfur Sudan mudane Xuseen Xaji Axmed oo ay wehliyaan  Diblomasiyiinta Safaarada ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha wadankan Koonfur Sudan Michael
Chiangjiek Geay kaasi oo ay kawada hadleen arimo dhowr ah oo quseeya jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool guud ahaan wadanka Koofur Sudan.

Waxaan inti kulanka uu socday la isla meel dhigay sidii looga hortigi lahaa dadka tahriibka ah kuwaasi oo marin ka dhigteen wadankan iyo sidii meel looga soo wada jeesan lahaa muqalisiinta wax tahriibiya.

Danjire Xuseen Xaji Axmed ayaa sheegay in kulamadan ay noqondoonaa mid joogta ah waxa uuna intaasi raaciyay in ay ku dadaalayaan sidii loo badbaadin lahaa dhalinyarada soomaaliyeed ee ku la’anaya saxaraha iyo

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...