Madaxweynaha iyo R/wasaaraha oo Xidigle Faa’isa u balan qaaday Caafimaad Dibadda ah

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane maxamed C/laahi Farmaajo iyo R/wasaare Xasan Cali Khayre ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Xidigle Faa’isa C/rashiid oo u baahan gar gaar caafimaad oo dalka dibadiisa ah.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo R/wasaaraha ayaa u balan qaaday Faa’sa in la gayn doono wadan kasta oo ay ka helayso caafimaad.

Xidigle Faa’sa ayaa aad ugu mahadcelisay Madaxda dalka, waxayna sheegtay inay ku Faraxsantahay in maanta Madaxweynaha iyo R/wasaaraha ay balan qaadaan in Wadanka dibadiisa loo qaadi doono ay u hesho caafimaad taam ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...

MUDANAYAASHA GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY HINDISE SHARCIYEEDKA ISKAASHIGA GARSOORKA CAALAMIGA AH

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo kulan la Yeeshay Wakiilka Cusub ee Hay’adda WHO ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO AQALKA MADAXTOOYADA KU QAABILAY ODEYAASHA DHAQANKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...