Shirkii Garsoorka Afrika oo Lagu Soo Gebaebeeyey Khartoum

Date:

Waxaa Caasimada dalka Suudaan kusoo Gabagaboobay shir soconayay Mudo Saddax Maalin ah kaasi oo ay yeelanayeen Madaxda Maxkamadaha Sare iyo Madaxda Garsoorayaasha Dowladaha Africa.

Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka ee Morocco Maxamed Khadir oo Warbaahinta qaranka siiyay wareysi gaara oo uu kaga warbixinayay Faa’iidada Kulanka Madaxda Maxkamadaha Africa ayaa waxa uu yiri:- Waxa ugu horeeya waa Midowga Qaarada iyo Qabashada hawl ay ku midaysanyihiin, Qaaraduna waxa ay u baahantahay Shaqo wada jira, Maanta waxaan ka wada hadleenaa Samaynta Maxkamad Africa ah, waxaan ka hadleennaa qorista anshax ay ka midaysanyihiin qaarada, Maanta waxaan ka wada hadleennaa sidii aan u samayn lahayn Shaqo wada jira.

Madaxda Maxkamaddaha Sare ee Africa ayaa isku afgartay inay sameeyaan Maxkamad ay ku midaysanyihiin Africa taas oo looga Kaaftoomi doono Maxkamadda ICC

Maxamed Cabdiqaadir Socdaal

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo baxday 

1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo furay Kalfadhiga 7-aad ee...

Agaasime Cabdullaahi Xayir “Dalxiisku waa furaha Maalgashiga iyo Horumarka dalkeenna.”

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS, Cabdullaahi Xayir Ducaale,...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac oo lagu soo dhoweeyay Mareykanka.

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS, Saalax Axmed Jaamac, iyo wafdi...

HSJ iyo Dowladda Ingiriiska oo xoojinaya iskaashiga maamulka socdaalka iyo xuduudaha.

HSJ iyo Dowladda Ingiriiska oo yeeshay booqasho qiimeyn ku...