Wasiiru-Dowlaha Cusub ee Madaxtooyada oo Xafiiskiisa la wareegay

Date:

Wasiiru dowlaha cusub ee Madaxtooyada Soomaaliya C/qaadir Macalin Nuur ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiiru dowlihii hore ee madaxtooyada Soomaaliya Mudane Mahad Maxamed Salaad.

Munaasabadda Xil wareejinta ayaa waxay ka dhacday Madaxtooyada gaar ahaan xafiiska wasiiru dowalaha.

Mudane Mahad Salaad ayaa wasiirka cusub ku soo dhoweeyay xafiiska asaga oo kaga sheekeeyay howlaha Xafiiskaan iyo howsha la soo qabtay.

Wasiiru dowlaha Cusub ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Macalin nuur ayaa ku ammaanay wasiir Mahad Salaad Howshii ay soo qabtay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka...

Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka 𝟭𝟰𝟰𝟴𝗛/𝟮𝟬𝟮6

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...