Guddiga qaban qabada doorashada guddoonka golaha shacabka oo warbixin laga dhageystay

Date:

Guddiga qaban qabadda  Dorashadda  guddoonka gollaha shacabka oo  shalay   Ku dhawaaqay xiliga la qabanadda doorashadda Gudoonka golaha shacabka ayaa maanta u barlamaanka u gudbiyey   warbaxiin la xariirta  howlaha u qabsoomay iyo Jadwalk doorashadda guddoonka golaha shacabka .

Xildhibaan Cabdirahmaan Ducaale Beyle Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabadda doorashada gudoonka golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa  xildhibanaadda golaha shacabka   u aqriyey go’ankan guddiiga ee ku aadan qabsoomidda doorashadda guddoonka golllaha shacabka

Shir Guddoonka Golaha shacabka Jamhuuriyadda federaalka  Soomaaliya xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa gudiga qaban qabadda guddoonka golaha shacabka Soomaaliyeed ku amaanay   hananka ay u diyaariyeen waqtiyeynta   doorashadda guddoonka Golllaha shacabka Soomaaliyeed

Doorashadda  Guddoonka golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in ay dhacdo 11 iyo 12  bishaan , waxaana xigi doonta oo ay barlamanka guda gali doonana   diyaarinta hanaanka ay u dhacayso    doorashadda madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...