Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho

Date:

Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho waxaana diiradda lagu saarayaa siyaasadda badaha Soomaaliya, ilaalinta madaxbannaanida iyo biyaha dalka, horumarinta gaadiidka badda, iyo kobcinta Dhaqaalaha Buluugga ah.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb gelaya masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladda Federaalka.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo looga hadli doonaa siyaasadda badaha Soomaaliya, ilaalinta madaxbannaanida iyo biyaha dalka, horumarinta gaadiidka badda iyo kobcinta Dhaqaalaha Buluugga ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...