Guddoomiyaha Dhallinyarada Qaranka oo ka qeyb-galaya shir muhiim ah oo ka socda Jabuuti.

Date:

Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamed Cali Siyaad, ayaa ku sugan dalka Jabuuti, halkaas oo uu uga qeyb-galayo shir heer qaaradeed ah oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha dhallinyarada Afrika.

Shirkan oo ay soo qabanqaabisay Midowga Afrika (African Union), ayaa diiradda lagu saarayaa doorka dhallinyarada ee horumarinta qaaradda, kobcinta hoggaaminta dhallinyarada, iyo ka qaybqaadashada geeddi-socodka nabadda, xasilloonida, iyo horumarka Afrika.

Ka qeybgalka Guddoomiyaha Golaha Dhallinyarada Qaranka ayaa muujinaya sida ay Soomaaliya uga go’an tahay in dhallinyaradeedu ay door muuqda ka qaataan masraxa siyaasadda, horumarka iyo nabadda qaaradda Afrika.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo magacaabay Agaasimaha Guud Madaxtooyada

Hoggaamiyaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid...

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga oo Ankara ku soo gabagabeeyey kulamo muhiim ah

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiye Ku-xigeenka Maaliyadda Gobolka Banaadir oo ka Qayb-galay Daahfurka Xarunta Shaybaarka Biyaha

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir, Mudane Ciise...

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Hoose

WAR SAXAAFADEED Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo...