Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka W/B oo maanta dhacaysa

Date:

Doorahada Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka dowlad goboleedka Waqooyi Bari oo ka mid ah dowlad goboleedyada ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qabsoomaysa Magaalo madaxda gobolka Sool caasimadiisa Laascaanood.

Waxa ka socday guddaha magaalada Laascaanood maalmihii u dambeeyey olole xooggan oo musharaxiinta tartan ugu jireen sidii musharax walbaa u kasban lahaa codadka iyo kalsoonida Xildhibaanada Baarlamaanka.

Ciidanka Amniga ayaa si weyn u xoojiyey sugida Amniga iyadoo lagu arkayo goobaha wadooyinka magaalada iyo kaantaroolada magaalada laga soo galo oo si weyn loo sugayo amnigooda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...