Safiirka Soomaaliya ee Yemen oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka dalkaasi

Date:

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Yemen, Cabdixakiin Maxamed Axmed, ayaa maanta qasriga madaxtooyada kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Yemen, Mudane Caydruus Qaasim Al-Zubeidi.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dowladood iyo xiriirka ka dhaxeeya labada shacab, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga iyo arrimaha bulshada.

Sidoo kale, waxaa laga wada hadlay xoojinta amniga xeebaha iyo ka hortagga khataraha ay ka mid yihiin burcad-badeedka, tahriibka iyo hubka sharci darrada ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...