Safaaradda JFS ee Kenya oo si heer sare ah u xustay sanad-guuradii 65-aad ee Maalinta Xorriyadda

Date:

Safaaradda Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya ee dalka Kenya oo xustay 65-sano guuradii kasoo wareegatay maalintii xorriyadda qarankeenna ee 26-kii June sanadkii 1960-kii.

Munaasabadda oo qeyb ka ahayd xuska Todobaadka Xorriyadda, waxaa ka qeybgalay in ka badan 100 danjire oo ka kala socoday safaaradaha iyo qunsuliyadaha ku yaala dalka Kenya, sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa madax ka socotay hay’adaha QM, UN-Habitat, UNDP, iyo UNHCR, taas oo muujineysa muhiimadda caalamku siinayo xiriirka iskaashi ee ay leedahay Soomaaliya.

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Kenya Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ka hadlay munaasabadda ayaa xusay in xiriirka labada dal uu gaaray heer istiraatiiji ah, isagoo hoosta ka xariiqay horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga, ganacsiga

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...