TARTANKA SOO DHAWEYNTA ARDAYDA SANNADKA 2024โ€“2025 EE KA QALIN-JABIYAY DUGSIYADA SARE EE DALKA.

Date:

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Waxaa sharaf weyn u ah inay soo dhaweeyaan ardayda Soomaaliyeed ee sannad-dugsiyeedka 2024โ€“2025 ee ka qalin-jabiyay dugsiyada sare ee dalka, iyadoo loogu talagalay tartan kubadda cagta ah oo lagu maamuusayo qalin-jabintooda iyo dabaal-degga toddobaadka xorriyadda.

Tartankan oo ka dhici doona Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho inta u dhaxaysa 26-ka Juun ilaa 1-da Luulyo ayaa ah mid si gaar ah loogu maamuusay farxadda qalin-jabinta ardayda Soomaaliyeed iyo xuska toddobaadka xorriyadda ee sanadkaan.

Farxadda ardayda Soomaaliyeed waa farxadda Qarankeenna.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...

Guddiga Maaliyadda ee BFS oo kulan ku yeeshay xarunta guddoonka ee Villa Hargeysa

Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka...

Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug

Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii...