Shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya oo maanta ka furmaya Gaalkacyo

Date:

Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa maanta ka furmaya shirka Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya,kaa oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda Mareeynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA)

Shirkaan oo saddexdii bilba mar qabsooma ayaa diiradda lagu saaraa arrimaha gargaarka iyo xaaladaha bani’aadannimo ee waddanka, waxaana ka qeyb-galaya masuuliyiin dowladadeed, madax ka socota hay’adaha caalamiga ah iyo xeel-dheerayaal aqoon

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Galmudug Maxamed Cabdullaahi ayaa yiri “Shirka arrimaha Bani’aadannimada waxa uu ku soo aadday xilli adag, waxaana rajo ka qabnaa in ay ka soo baxaan qodobo muhiim u ah dalkeenna.”

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warbixinta Toddobaadlaha ee DFS oo soo baxday

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada ku qaabilay...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

1- President Hassan Sheikh Mohamud received at the Presidential...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo

Baydhabo, Abriil, 03, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka...