Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo Laascanood ka dhagax Dhigaya mashaariic horumarineed

Date:

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta SSC khaatumo ka dhagax Dhigaya mashaariic horumarineed oo muhiim u ah horumarka degaanka, taasi oo qayb ka ah qorshaha Safarka Midnimada ee uu Raโ€™iisul Wasaaruhu ku joogo magaalada Laascaanood.

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa iyo wafdigiisa ayaa shalay gaaray magaalada laascanood ee xarunta Gobolka Sool ahna caasimadda Maamulka SSC-Khaatumo halkaa oo si diiran loogu soo dhaweeyay, isagoona inta uu joogo halkaa kulama kala duwan la qaadan doono waxgaradaka iyo masuuliyiinta maamulka KMG ee SSC-Khaatumo

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...