Laascaanood oo si weyn looga dareemayo soo dhowaynta Raโ€iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya

Date:

Qaban qaabadda soo dhowaynta Raโ€iisulwasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Wasiiro, xildhibaano iyo wufuud kala duwan oo ka socota Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa halkaas u tegay u kuur-gelida xaallada deegaanka iyo soo dhowaynta Ra”iisulwasaaraha.

Madaxda maamulka Khaatumo, Waxgaradka deegaanka iyo shacabka ayaa si weyn uga qayb qaadanaya soo dhowaynta Raโ€iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale