Madaxweynaha Jabuuti oo magacaabay wasiirka arrimaha dibadda

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wareegto uu soo saaray ugu magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti iyo afhayeenka rasmiga ah ee Djibouti Mudane Cabdulqaadir Xuseen Cumar.

Mudane Cabdulqaadir Xuseen Cumar ayaa baddalay Maxamud Cali Yuusuf, oo noqday guddoomiyaha midawga Afrika, isagoo horay u soo noqday Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti ee dalka Kuwait kana soo shaqeeyay wasaaradda Arrimaha dibadda iyo goobe kale waxbarasho ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul wasaare Xamse oo ka qaybgalay abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Qoyska oo qaabishay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb...

CIIDAMADA QALABKA SIDA OO SI RASMI AH ISUGU FURAY WADDADA MUQDISHO ILAA BAYDHABO

Ciidamada Xoogga Dalka oo ku jiray maalmahan hawlgal sifayn...