Sign in Welcome! Log into your account your username your password Forgot your password? Get help Create an account Create an account Welcome! Register for an account your email your username A password will be e-mailed to you. Password recovery Recover your password your email A password will be e-mailed to you. Wararka Dab khasaaro hantiyeed geeystay oo xalay ka kacay Suuqa Marwo Two ee degaanka Ceelasha Biyaha By: Leyla Aden Date: August 25, 2024 Ku dhawaad 30 ka mid ah dukaamada suuqa weyn ee deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa xalay gubtay kadib markii Kooxda Khawaarijta qaraxyo ku xireen. Qeybta Elektarooniga iyo maacuunta ee suuqa Marwo Two ayaa ka mid ah meelaha sida ba’aan dabka u gubay. Previous articlewaxqabadkii ballaarnaa ee u qabsoomey labadii sano ee lasoo dhaafey.Next articleWasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay Culimada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota Leyla Adenhttp://www.sntv.so Share post: FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ugu Akhris badan Danjire Jamaaludiin “sii deynta Qalbi-dhax waa codsi ka yimid dowladda Soomaaliya” Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Sawaariikhdii lagu ridey Riyadh (Dhageyso) Dowladda Soomaaliya oo caddeysay Mowqifkeeda Sacuudiga iyo Canada Wasaaradda Dekadaha oo wax kama jiraan ku tilmaantay heshiiska DP World ee dekadda Berbera Alshabaab oo sixirooleyaashooda soo ban bixiyay Kuwo kaleKuwo kale GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA Leyla Aden - September 13, 2026 -Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane... Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta ee Qorshayaasha Dowladda Leyla Aden - September 13, 2026 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah... Taliyaha Ciidanka Xoggga Dalka oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika Leyla Aden - September 13, 2026 Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed... MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY SANAD-TACLIIMEEDKA 2026/2027 EE JAAMACADAHA DALKA Leyla Aden - September 12, 2026 -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...