Haweenka Qaranka Soomaaliyeed “HOOYO U HIILI QARANKA”

Date:

-Haweenka Qaranka Soomaaliyeed “HOOYO U HIILI QARANKA” ayaa maanta Duco iyo Baroordiiq u sameeyay Shuhadadii toddobaadkii hore ay kooxaha Khawaarijta ku xasuuqeen xeebta Liido ee Degmada Cabdicasiis.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb galay kulankan.

Duqa Muqdisho ayaa ku amaanay Haweenka Soomaaliyeed doorka ay ka qaataan taageerada Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed iyo dagaalka lagula jiro Kooxaha Khawaarijta, isagoo sheegay in ololaha “HOOYO U HIILI QARANKA” laga rabo in uu gaaro meel welba si kooxaha Khawaarijta ah loogula dagaalamo goob kasta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Musharixiinta u taagan kursiga HOP204 oo qaatay shahaadada Musharxnimo

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa...

Madaxweynaha JFS ayaa Kulan La Qaatay Wasirrada XFS iyo Xildhibaannada Labada Aqal Ee Baarlamaanka Dalka Ee Ku Sugan Magaalada Baydhabo.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxaweynaha JFS oo qaabilay duqa magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...