Guddoomiyaha SoDMA oo ka warbixiyay qasaarihii ka dhashay Xasuuqii ka dhacay Liido

Date:

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka mudane Maxamuud Macallin Cabdulle oo warbaahinta la hadlay, ayaa ka warbixiyay qasaarihii ka dhashay qaraxii iyo weerarkii ay khawaarijtu ka geysteen Xeebta Liida.

Guddoomiyaha SoDMA, ayaa ehelada dadkii waxyeellada ka soo gaartay qaraxaas faray in ay lasoo xariiraan xarunta SoDMA si ay ula wadaagto xogta dheeriga ah eek u xeeran qasaaraha halkaasi ka dhashay iyo tallaabada ay qaadayaan.

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka mudane Maxamuud, ayaa sidoo kale u mahad celiyay golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xalay lacag Nus Milyan Dollar ah u qoondeeyay ehelada dadkii musiibadaas ku wax-yeelloobay.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

RW Xamsa “Maanta shuruucdii adduunka waa dhammaatay,dalna ma jiri karo haddii uusan lahayn awood ciidan oo looga cabsado”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka K/Galbeed oo la kulmay saraakiisha amniga

Hoggaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO SHIR GUDDOOMIYEY KULANKA AAN CAADIGA AHEYN EE GUDDIGA JOOGADA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay Xuska Sanad-guurada Aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...