Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Daah-Furey Qorshaha Gaarista Caruurta ka yar 5-Sano ee aan Weligood qaadan ama Dhamaystiran Talaalka

Date:

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daah-Furey Qorshaha Gaarista Caruurta ka yar 5-Sano ee aan Weligood qaadan ama Dhamaystiran Talaalka

Wasiirka Caafimaadka Mudane Maxamed Cusmaan Xaaji Jiidow, Madax ka socotay Hayโ€™addaha UNICEF, WHO iyo Howlwadeenada Wasaarada Caafimaadka ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Daahfurka Talaalka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale