Ololaha Hooyo u Hiili qaranka oo maanta Muqdisho lagu qabtay

Date:

-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ahna guddoomiyaha guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda ee 26-ka Juunyo iyo 1-da Luulyo mudane xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali โ€“ Xoosh ayaa maanta Tiyaaterka qaranka uga qeybgalay โ€œOlolaha Hooyo u hiili Qarankaโ€.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya mudane Cali Yuusuf Cali(Xoosh) oo ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay in maalmahan xoriyadda uu dalkeennu ku jiro ladagaalanka Khawaarijta, ayna jiraan damac shisheeye, waxaana uuna bogaadiyay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.

Wasiir Cali Yuusuf Xoosh waxaa uu dhanka kale sheegay in hooyada Soomaaliyeed ay sharfantahay, isaga carabka ku dhuftay baahida loo qabo dhiirigelintooda iyo in ay furimaha tagaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...