Masโ€™uuliyiin ka socday Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka iyo Hirshabelle oo booqday biya xireenka Sabuun ee duleedka Jowhar.

Date:

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ย Md, Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay qayb ka ahaayeen Wasiirka Arrimaha Gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure, wasiir ku-xigeenkaย  Wasaaradda Gargaarka , Guddoomiyaha Gobolka Shabeeladda Dhexeย  Axmed Mayre Makraan , iyo Masuuliyiin kale ayaa maanta waxa ay booqasho ku tageen biya xireenka Sabuun ee duleedka Magalaada Jowhar.

Masโ€™uuliyiintaan ayaa kormeeeray qayabaha kala duwan ee biya xireenka,ย  kaas oo ay ka muuqdaan sameyntii ka soo gaartay Fatahaadii El-Niรฑo ee sanadkii hore.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka ayaa sheegay in ay ka shaqeyn donaan dib u dayactirka kanaalkaan, anagoo ayuu yiri kaa shaneyna Shacabka Soomaaliyeed iyo saaxibada caalamka .

si looga hor taggo daadad iyo fatahaado laga cabsi qabo in roobka guโ€™ga uu sameeyo waxaana loo bahanyahay in la habeeyo biya xireenada iyo goobaha kale ee biya mareenada ah, ayuu intaa ku daray Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale