Hawlgal lagu burburiyey goobo Khawaarijtu ku dhuumanayeen oo ka dhacay Galgaduud

Date:

Howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa lagu beegsaday goobo Khawaarijtu ku dhuumaaleysanayeen oo ka tirsan gobolka Galgaduud,sida ay xog ku heshay Wakaaladda Wararka SONNA.

Hawlgalka ayaa ka dhacay Deegaanka loo yaqaan Ceel-wadalaan oo ka tirsan Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Gobolka Shabeellada hoose ayaa sidoo kale waxa Ciidamadu howlgal ku burburiyeen saldhigyo Cadowgu ku lahaa deegaano ka tirsan gobolkaas

Waxaa jira Khasaaro badan oo Khawaarijta lagu gaarsiiyey howlgaladaas xalay laga fuliyey labada gobol.

Faahfaahinta goor dhow kala soco Warbaahinta qaranka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta ee Qorshayaasha Dowladda

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah...

Taliyaha Ciidanka Xoggga Dalka oo qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah u qaabilsan Mareykanka Qaaradda Afrika

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO DAAH-FURAY SANAD-TACLIIMEEDKA 2026/2027 EE JAAMACADAHA DALKA

-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...