Gudiga Garsoorka Caadalada iyo Arimaha Diinta Ee Golaha Shacabka BJFS Ayaa Maanta yeeshay kullan laggu dar dar galinayo howlaha Hortabinta u leh ee Guddig.
Gudoomiyaha Gudiga Garsoorka Caadalada iyo Arimaha diinta Ee Golaha Shacabka ayaa shir Gudoomiyey kulanka waxaana goob joog ahaa xubnaha Guddiga waxaa lagu lafo guray Shaqada iyo Shuruucda ay so gudbiyeen Wasaarada Caalada iyo Wasaarada Diinta iyo Awqaafta xfs.
Ugudanbeyntii Gudoomiyaha gudiga Garsoorka Cadalada iyo Arimaha Diinta ee Golaha shacabka Xildhibaan Cali Xaaji Dahir ayaa soo xiray kulanka Maanta.