Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan kula qaatay Kusimaha Danjiraha ee safaarada soomaaliya dalka ciraaq

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga dalka Ciraaq ayaa kulan kula qaatay Magaalada Bagdaad Kusimaha Danjiraha ahna La-taliyaha Kowaad ee Safaarada Soomaaliya dalka Ciraaq Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdi.

Kulanka oo ahaa mid soo dhaweyn iyo kala xog-qaadasho ayaa waxa uu Guddoomiye Madaale kaga mahadceliyay Danjire Cabdifataax howsha adag oo uu Qaranka u haayo, waxa uuna kula dar-daarmay xoojinta isku xirka labada Dowladood ee Soomaaliya iyo Ciraaq oo ay ka dhaxeyso Taariikh fog oo soo jireen ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...