Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka dhan ah khawaarijta kawada degaanno dhaca koonfurta Gobolka Mudug

Date:

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Darawiishta Galmudugย  ayร a howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka wada degaanno katirsan koonfurta Gobolka Mudug.

Saraakiisha Ciidamada xoogga ayaa saaka kusoo waramaya inay kaabiga ku haayaan Deegaanka Caad oo wali khawaarijtu ku dhuumaalaysanayaan.

Ciidamada ayaa maalmihii la soo dhaafay la wareegay gacan ku haynta Deegaanada Shabeeloow iyo Cimaamad oo dhammaan hoos taga Degmada Xarardheere ee koonfurta Gobolka mudug

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...