Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka oo deeq raashin ah kala wareegtay Hayโ€™adda bisha Cas Turkiga

Date:

-Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta shixnad gargaar ah kala wareegtay Hayโ€™adda bisha Cas Turkiga kaas oo loogu talagalay dadka ay sameenta ka soo gaartay daadadka roobka.

Deeqdaan oo ka koobneyd qeybaha kala duwan ee rashiinka ayaa goobta lagu wareejinayay waxaa ku sugnaa Guddoomiye ku xigeenka Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Axmed Cabdi Aadan oo la wareegay deeqdaan rashiinka ah ayaa uga mahadceliyay Hayโ€™adda bisha Cas Turkiga,isagoo sheegay in deeqa la gaarsiin doonno qoysaska ay daadadka iyo fatahaadu sameeysay.

Deeqdaan ayaa loogu talagalay in la gaarsiiyo shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaankaas iyo deeganada ku dhaw kuwaas oo sameen ay ka soo gaartay daadadka El-Niรฑo iyo fatahaada Wabbiga Shabeelle.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...