SODMA oo soo saartay Saadasha Roobabka dayrta

Date:

Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay saadaashu roobka xiliga Deryta muujinaysaa in roobab fiican ay ka diโ€™i doonaan Dhamaan gobollada dalka waxayna ku kala duwanaan-doonaan xadiga roobabka ay helayaan sida saadaashu sheegayso roobabkaas cabirkoodu waxuu u dhaxeeyo ๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ถ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฌ (๐—บ๐—บ).

โžค Degmooyinka gobolada Gedo iyo Awdal waa meelaha ugu badan oo la filayo in ay helaan roobab xadigeedu sareeyo oo u dhaxeeya ๐Ÿญ๐Ÿฑ๐Ÿฌ-๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—บ๐—บ, Sidookale degmooyin ka mid ah Gobalada ๐—•๐—ฎ๐˜†, ๐—•๐—ฎ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐—น, ๐—›๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป, ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—น, ๐—ก๐˜‚๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น, ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ, ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ด, ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚๐˜‚๐—ฑ, ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฒ, ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐—๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ, ๐—๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ-๐——๐—ต๐—ฎ๐˜…๐—ฒ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ ayaa waxaa la saadaalinayaa in ay ka daโ€™aan roobab cabirkooddu u dhaxeeyo
๐Ÿฏ๐Ÿฌ ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐Ÿด๐Ÿฌ ๐—บ๐—บ

โžค Degmooyin ka mid ah gobalada aan kor ku soo xusnay gaar ahaan Gobalka ๐—š๐—ฒ๐—ฑ๐—ผ, ๐—”๐˜„๐—ฑ๐—ฎ๐—น ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐˜† waxay saadaashu sheegaysaa in roobabkaas ay sababi karaan ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ iyo ๐—ณ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ
(๐—™๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ & ๐—™๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต ๐—ณ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐˜€).

โžค Waxaa sare u sii kacaya heerka biyaha wabiyada Juba iyo shabeele taasina waxaa sabab u ah roobabka xoogan ee ka daโ€™aya qeybo ka mid ah dalka iyo buuralayda Ethiopia taasoo macnaheedu tahay ๐—ถ๐—ป ๐—ณ๐—ฎ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐˜‚ ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ถ๐—ถ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ๐—ป๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ผ.

๐—™๐—š: Hadii roobabka la filyo todobaadkaan ay u daโ€™aan sida saadaashu sheegeeyso, waxay geeysan karaan khasaare iskugu jira naf iyo maalba.

๐—›๐—ฎโ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—” oo Horay u soo saartay ๐—ซ๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ž๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜€-๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ Saadaasha Roobab ma hiigaan ah oo dalka ka daโ€™ay kuwaas oo geeystay Daadad iyo Fatahaado, ayaa mar kale Bulshada Soomaaliyeed u direeysay Digniino si loogu feejignaado saameynta roobku ku yeelan karo nafta iyo Hantida shacabka Soomaaliyeed.

Forcasting Tempalate Week 1aad June 20 – 27 2023

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha 2-aad Hoggaamiyeyaasha Garsoorka Afrika

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo war kasoo saartay colaada Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS)...

Hoggaamiyaha DG Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Hayโ€™adda SODMA

Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed...