𝖨𝖿𝗋𝖺𝖺𝗑 𝖠𝗑𝗆𝖾𝖽 oo u ololeysa arrimaha haweenka 𝖺𝗒𝖺𝖺 𝗅𝖺 π—€π—Žπ–½π–½π—ˆπ—ˆπ—‡π—Œπ—‚π—‚π—’π–Ύπ—’ Abaalmarinta sanad𝗅aha

Date:

𝖨𝖿𝗋𝖺𝖺𝗑 𝖠𝗑𝗆𝖾𝖽 oo u ololeysa arrimaha haweenka 𝖺𝗒𝖺𝖺 𝗅𝖺 π—€π—Žπ–½π–½π—ˆπ—ˆπ—‡π—Œπ—‚π—‚π—’π–Ύπ—’ Abaalmarinta sanad𝗅aha ah ee ” Women of concern honouree”, taas oo ay soo agaasimeen 𝗁𝖺𝗒’𝖺𝖽𝖽𝖺 Concern Worldwide iyo EY_Ireland mπ—Žπ—‡π–Ίπ–Ίπ—Œa𝖻𝖺𝖽 𝗄𝖺 𝖽𝗁𝖺𝖼𝖽𝖺𝗒 M𝖺𝗀𝖺𝖺𝗅𝖺𝖽𝖺 𝖣𝖺𝗉𝗅𝗂𝗇 𝖾𝖾 𝖽𝖺𝗅𝗄𝖺 𝖨𝗋𝖾𝗅𝖺𝗇𝖽.

Abaalmarintan waxay qiraysaa dadaalk𝗂𝗂 𝖺𝗒 𝖨𝖿𝗋𝖺𝖺𝗑 π—„π—Ž π–»π—‚π—‘π—‚π—Œπ–Ίπ—’ ololaha ka dhanka ah Gudniinka iyo 𝖳aca𝖽diga loo geysto haweenka Soomaaliyeed π—‚π—’π—ˆ π—„π—Žπ—π–Ί 𝖨𝗋𝖾𝗅𝖺𝗇𝖽.

Marwada Madaxweeynaha Dalka Ireland π—ˆπ—ˆ π—…π–Ίπ—€π—Ž π—†π–Ίπ—€π–Ίπ–Όπ–Ίπ–Ίπ–»π—ˆ Sabina Higgins ayaa 𝖨𝖿𝗋𝖺𝖺𝗑 ku casuumtay hoygeeda 𝗐𝖺𝗑𝖾𝗒𝗇𝖺 π—Žπ—€π—Ž π—π–Ίπ—†π–»π–Ίπ—…π—’π–Ύπ—’π—Œπ–Ίπ—’ π—€π—Žπ—Žπ—Œπ—π—‚π—‚ 𝖺𝗒 𝗀𝖺𝖺𝗋𝗍𝖺𝗒.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Kulan ku saabsan u-diyaargarowga iyo ka hortagga cudurka Ebola oo ka furmay Muqdisho

Waxaa goor dhow ka furmay Xarunta Qaran ee Howl-gallada...

Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga gobolka Bay

Taliye ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xarigga ka jaray xarunta Cusub ee Degmada Shangaani

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....