Xubno ka mid ah Booliska Asarbayjaan oo qarax Miino lagu dilay

Date:

Dowladda Azerbaijan ayaa maanta sheegtay in Afar kamid ah Ciidamada Boolis iyo laba qof oo rayid ah lagu dilay qarax miino oo ka dhacay gobolka Nagorno-Karabakh.

Azerbaijan, ayaa mas’uuliyadda Qaraxan ku eedaysay gooni u goosadka Armenia, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee France-Presse.

Laamaha amaanka Asarbayjaan ayaa sheegay in afartan askari ay geeriyoodeen kadib markii Baabuurkii ay wateen uu qabsaday qaraxday miino, xilli ay ku sii socdeen magaalo u dhaw Nagorno-Karabakh.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...