Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay dhul goโ€™ ka dhacay waqooyi-galbeed ee kongo

Date:

Ugu yaraan 17 qof ayaa ku dhintay dhul goโ€™ ka dhacay waqooyi-galbeed ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, oo ay sababeen roobab mahiigaan ah,

masโ€™uuliyiinta ayaa sheegay in ay ka digayaan in khasaaruhu uu sii kororto iyadoo samatabbixiyeyaashu ay kala shaandheynayeenย  dhoobo iyo burburka guryaha dumay.

Musiibadan ayaa Axdii ka dhacday agagaarka wabiga Congo ee magaalada Lisal ee gobolka Mongala, sida uu sheegay Matthieu Mole, madaxa ururka bulshada rayidka ah Forces Vives.

Dadka dhintay ayaa ku noolaa guryo laga dhisay buur hoosteeda.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...