Duqa Muqdisho oo gaaray Aadan yabaal

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuussuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa gaaray taliska ciidamada Xoogga Dalka ee degmada Aadan Yabaal, halkaas oo ay ku sugan yihiin cutubyo ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka.

Ujeeddada safarka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ah sidii uu u dhiirrigelin lahaa geesiyaasha ciidanka Xoogga Dalka iyo dadka deegaanka ee howlgallada sifeynta Khawaarijta ka wada deegaanada ay kaga sugan yihiin Galmudug iyo Hirshabelle.

Magaalada Aadan yabaal ayaa waxaa sidoo kale ku sugan Raโ€™iisul wasaaraha XFS, Madaxweynaha Hirshabeelle iyo masโ€™uuliyiin kale, iyagoo halkaasi ka wada sidii loo dhiirri gelin lahaa Ciidanka xoogga dalka iyo bulshada halkaasi ku dhaqan, kuwaas oo u diyaarsan sidii ay u dhamaystiri lahaayeen howlgallada lagu dabar jarayo khawaarijta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...