Madaxda kooxda BRICS oo doonaya in la ballaariyo dhismaha ururkaasi

Date:

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku baaqay in la ballaariyo kooxda BRICS ee dalalka dhaqaalahoodu soo korayo si loo dhiso nidaam caalami ah oo ku saleysan cadaalad iyo sinaan.

Khudbad uu ka jeediyay bilowga shirka BRICS ee ka dhacaya Johannesburg, Koonfur Afrika, Xi wuxuu sheegay in Shiinaha aysan dooneynin inay galaan tartan dhanka awoodda ah ama abuuraanka iska-hor-imaad dhexmara dalalka ama mid kooxeed.

Madaxweynaha Shiinaha ayaa iska fogeeyay waxa uu ku tilmaamay In hal gobol ama koox bulsho ay ka sarreyso kuwa kale,isagoo sheegay in uu aaminsan yahay in sabab xaq ah loo raadiyo danta guud,isla markaana BRICS ay sii waddo horumarkooda.

Guud ahaan 69 wadan ayaa lagu casuumay shir madaxeedka Koonfur Afrika oo ay ku jiraan dhammaan dowladaha Afrika,wqaxaana jira dalal ay ka mid yihiin Algeria, Saudi Arabia, Argentina iyo Ethiopia oo daneynaya in ay ku ย ย biiraan kooxdaasi .

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...