Ururka Caafimaadka Adduunka oo ka walaacsan dib u soo cusboonaashada Fayraska Corona

Date:

Sida lagu sheegay warbixintii ugu dambeysay ee Ururka Caafimaadka Adduunka, Fayraska Corona ayaa ku sii fidaya qeybo ka mid ah Caalamka, in ka badan Hal milyan oo xaalado cusub uu sababay xanuunka Covid-19 ah, ayaa laga diwaan galyay qaar ka mid ah dalalka caalamka  28-kii maalmood ee la soo dhaafay.

Sidokale, dad ka badan 3,100 ayaa u geeriyooday xanuunkan intii ay socotay barista, sida lagu sheegay Warbixinta.

Khubarada caafimaadka adduunka ayaa ka walaacsan dib u soo cusboonaashada Fayraskan oo loo yaqaanna “EG.5”, kaas oo ah mid halis badan ku haya  dalal dhowr ah oo ay ku jiraan Mareykanka iyo Britain, sida ulagu daabacay Washington Post.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...