Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada oo kulan Gaara la qadatay Raโ€™iisulwasaaraha Dalka Malaysia

Date:

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukumadda Federalka Soomaliya Xildhibaan Fardowso Cisman Cigal oo Maal mahan Safar shaqo ku joogtay Dalka Malaysia ayaa kulan gaara la qadatay Raโ€™iisulwasaaraha Dalka Malaysia,Mudane Yab Datoโ€™ seri Anwar iyo wasiirka Arimaha Dibadda Ee Dalka Malaysia Zambry Abdul Kadir.

Wasiir Fardowso ayaa salaan ka Gaadhโ€™siisay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliyaa Dr Xasan Shekh Maxamuud, iyo Guud ahaan Shacabka Somaliyeed.

Wasiir fardowsa ayaa uga mahad celisay Raโ€™iisulwasaaraha sida ay shacabka Soomaaliyeed uga saacideen dhanka Waxbarashada Muddadii Bur-burku dalku ku jiray.

Kulankan ayaa waxa sidoo kale looga wada hadlay sidii labadda dal isaga kaashan lahaayeen dhinacyada horumarinta iyo arrimaha hor tebinta u leh labadda dal.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...